
Madaxweynaha maamulgoboleedka Puntland C/weli Gaas ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax Xirsi isagoo u rajeeyay in jannadii Fardowso Alle ka waraabiyo ehelki asxaabti iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan uu Alle ka siiyo.
Leave a Reply