
Meydka Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Ala ha u Naxariistee Cadde Muuse Xirsi Jeneraal Cadde ayaa maanta laga dajiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso si halkaas Aas qaran loogu sameeyo. Aaska Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Ala ha u Naxariistee waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka iyo Dowladda Dhexe ee Soomaliya.
Leave a Reply