
Alle ha u naxariistee waxaa Goor dhow lagu dilay Magaalada Muqdisho, Afhayeenkii hore ee Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey, Hagafeey ayaa horay u soo noqday afhayeenkii maamulka ximin iyo xeeb ee fadhigiisu ahaa degmadda Cadaado ee Galgaduud mana jirto cid sheegatay Mas’uuliyada weerarkaan lagu dilay mas’uulka.
Leave a Reply