Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadii Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo lagu qabtay caasimada wadanka Ingirisska Gaar ahaan london.
Xafladan oo ay kasoo qeybgaleen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Wadanka Uk oo loogu hambalyeynahay Madaxweynaha cusub oo ay sida dimuquraadiyadda leh uu doorteen Xildhibaanada Qaranka, Waxaana munaasabada soo dhaweynta ah ka hadlay Kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed sida Madax hore iyo Xildhibaanada qaranka soomaliyeed, Guud ahaan kasoo qeyb galasha munaasabada waxa ay si aad ah ugu riyaaqeen guusha Madaxweynaha oo ay ku tilmaameen mid ku timid rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ee gudaha iyo Dibadda.
Leave a Reply