Madaxwyenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan looga hadlay howlgalka AMISOM la qaatay safiiradaa dalalka ciidammadooda joogaan Soomaaliya iyo Saraakiishooda, Madaxweyne Soomaliya ayaa sheegay in dalka gobollo badan oo ka tirsan ay ka jiraan Abaaro, sidaa darteedna ay waajib tahay in si nabad ah dadka loo gaarsiiyo gurmadka ay u baahan yihiin iyadoo ay iska kaashanayaan dowlada ciidammada Qalabka Sida iyo AMISOM oo wadajira.
Leave a Reply