Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali C/laahi Osoble ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hir-shabelle, Wafiga waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay Madaxda Maamulka Hir-shabeelle, sida Xildhibaano iyo dadweyne aad u fara badan.
Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa ku waramaya in Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali c/laahi Osoble uu ku dhawaaqi doono saacadaha soo socda Golihii Wasiirada oo mudooyinkii ugu dambeeyay Laga sugayay.
Leave a Reply