
Saraakiisha xooga Dalka ee Gobolka Gedo oo ka warbixiyay howlgalla ka dhanka ah Al-shabab inay bilaabayaan dhawaan, taliyaha Guutada sagaalaad ee ciidanka xooga dalka soomaliya Gashaale sarre Maxamed Cadow Cale ayaa sheegay inuu dhamaaday qorshihii ay kula wareegi lahaayeen saakow.
Leave a Reply