
Booliska Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku Xiray Milkilaha Guud ee Tvga Universal Eng Axmed Abuukar.
Ujeedka Xariga Milkilaha Tv-ga Universal Axmed Abuukar ayaan la ogeyn illaa hadda,balse dhawaan ayey aheyd Markii Hargeysa lagu xiray Cabdi Muriidi dheere Ajakis oo ka tirsan Tv-ga Universal.
Somaliland ayaa Xabsiyadeeda hadda waxaa ku jira Suxuufiyiin aad u badan oo uu ka mid yahay Wariye C/maalik Muuse Coldoon.
Leave a Reply