Xilli Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble uu ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa soo baxaya dhaliilo loo jeedinayo Madaxweynaha Maamulkaasi maadaama sida la sheegayo in aanu wax wada tashi ah uusan kala sameyn Baarlamaanka Maamulkaasi iyo weliba Beelaha dega deegaanada Maamulkaasi.
Waxaana Xildhibaanku sheegay uu ku tagri falay Magacaabista Golihiisa Wasiirada. waxaa kaloo sheegeen Madaxweynaha Hirshabelle Olole ballaaran ugu jiro in loo Magacaabo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Leave a Reply