Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalaya Munaasabad lagu xusayo 47-sano guurada ka soo wareegatay aas aaska ciidanka Asluubta, waxaana sidoo ka qaybgalaya taliyaha ciidanka Asluubka iyo ku xigeenadiisa, saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo marti sharaf kale.
Leave a Reply