
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Gaaray wadanka Sacuudiga, Madaxweyne Soomaliya ayaa la kulmay boqorka wadanka Sacuudiga Boqor Salmaan Binu C/casiis, iyadoo Boqorku uu sheegay dowladda Sacuudiga inay Garab taagantahay Soomaaliya Madaxweynaha iyo wafdigiisa inta ay ku suganyihiin Sacuudiga ay lakulmi doonaan Madaxda kale ee wadanka Sacuudi carabiya.
Leave a Reply