
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey in uu iska casilay xilkii uu ka hayey dowlada goboleedka Galmudug isagoo kusugan wadanka india halkaas oo xaalad caafimaad ujoogo, C/kariin Xuseen Guleed ayaa lagu sheegay sababta uu xilka iska casilay in uu xanuunsanayay sidaa awgeed waxa uu go’aanday in uu iska casilo xilka uu u haayey shacabka reer Galmudug dhawana bay ahayd markii xildhibaanada Galmudug xilkii ka qaadeen.
Hoos ka aqriso
Leave a Reply