
Dadka Xoolo dhaqatada ah ee ku nool Gobolka Sanaag waxay soo dhoweeyeen Balanqaadkii Sacuudiga u sameeyey madaxwayanaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi oo ahaa in xayiraada saar nayd xoolaha Soomalida Laga qaadayo, waxaana u hamabalyo Madaxwanaha soomaliya Guusha uu ka gaarey Doorashada soomaliya.
Leave a Reply