Somaliland Oo Musaafurisay Shaqaale Ajaanib Ah Oo Diinta Wax Ka Sheegay

siilanyo

Maamulka Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ka masaafuriyay Labo Qof oo ka shaqeynayay hay’adaha DRC iyo DDG ee laga leeyahay Dalka Denmark, DAVID iyo NEkloy oo ka kala tirsanaa Hay’adaha DDG ee Miino baarista iyo DRC ee Qaxootiga oo labaduba laga leeyahay Denmark ayaa waxaa ay u gefeen Diinta Islaamka,Maamulka Somaliland ayaana kaddib la tashi uu hay’adhaaasi la sameeyay ka masaafuriyay Somaliland.

Labada Qof oo Kala ahaa Nin iyo Haweeney ayaa Haweeneeyda la sheegay in ay aflagaadeysay Darawalkeeda oo Salaad dukunayay xilli ay ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa halka Ninkana uu wax ka sheegay aadaanka Salaadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.