Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta la qaatay Raiuslwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali Kheyre. labada mas’uul ayaa kawada hadlay arrimo badan oo ku aadan caqabadaha hor-taagan Ra’iisul Wasaaraha, sida wax ka qabashada xaalada abaareed iyo magacaabida Golaha Wasiirada. Raisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya kheyre ayaa sheegay in Xukuumadda uu soo dhiso doono ay xoogga saari doonto arrimo badan, gaar ahaan arrinta gurmadka abaaraha oo ah caqabada koowaad.
Leave a Reply