Wasaaradda warfaafinta,isgaarsiinta boostada iyo wacyi galinta Hidaha ee Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in taariikhda oo maanta ku beegan 5/3/2017 laga joojiyay Tv-ga Universal shaqooyinkii uu ka hayay deeganada Maamulka puntland, Sababaha loogu joojiyay ayaa lagu sheegay in uu baahiyo warar lidi ku ah jiritaanka maamulka puntland.
Leave a Reply