
Xildhibaanad Sagal Isaaq Biixi oo kamid ah,Baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegeysa in xildhibaanadda ay,deeq lacageed u dirtay Degmada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo, Lacagta deeqda ah ee ay Xildhibaanadda dirtay, ayaa gaareyso ilaa $4,000 oo Dollar.
Leave a Reply