Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Mudane Mowliid Xuseen Guhaad oo kusugan dalka Finland ayaa lakulmay Gudoomiyaha Barlamanaka finland waxaana ku wehelay kulanka gudoomiyaha ururuka midnimada soomaliyeed, iyo xildhibano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waxayna kawada hadleen sidii finland ay uga qayb qaadan lahayd abaraha kajira soomaliya.
Leave a Reply