Kulan ay ka qeyb galeen Wasiirada Xilka sii haya Ee Xukuumada Soomaaliya,Ururada Bulshada Rayidka iyo Gudiga Gurmadka Qaranka Abaarha ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho, R/wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu ka sheegay Kulankaasi in lagu daah furay Olole Lagu Caawinayo dadka ay Abaartu saameysay.
Leave a Reply