Magaalo xeebeedka Kismaayo ahna xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa nin watay waxyaalaha qarxa isku qarxiyey Kasoo Horjeedka Masjidka Xaaji Jaamac Ee Xaafada Faanoole ee Magaladaas waxaana ku dhintay ninkii is qarxiyey cid kalana waxba kuma noqon.
Leave a Reply