Labadaan Nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Keenya ayaa Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya maanta dalka ka musaafurisay, labadaan nin oo Keenyanka ah ayaa sharci la’aan dalka ku joogey waxaana laga mamnuucay inaysan mar dambe dalka soomaliyua Kusoo noqon karin madaama ay si aan waafaqsanayn sharciga ay dalka kusoo galeen.
Leave a Reply