Dhawaan bay ahayd markii lagu eedeyey shirkada hormuud iyo Hagaamiyaheeda Axmed Nuur Jimcaale inay si bareer ah ay dhaceen dhulkii uu laha ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir, wakiilka axmed nuur Jimcaale aya sheegay inay dhulkaan siafo sharci ah kusoo galay.
Leave a Reply