Madaxweynihi hore soomaaliya xasan sheikh maxamuud iyo qoyskiisa waxa ay maanta ka dhoofeen garoonka diyaaradaha aadan cadde ee magaalada Muqdisho, Xasan sheikh waxaa garoonka ku sii sagootiyay mas’uuliyiin uu kamid yahay gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya maxamed sheikh cusmaan jawaari iyo kooxdii damjadiid oo uu kayimid Wasiirkii hore arimha gudaha Odawaa.
Leave a Reply