Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa goordhow ku dhawaaqay Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ay yeelaneyso.
Golaha Wasiirrada cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 26 Wasiir,iyo Ra’isalwasaare ku xigeen,sidoo kale waxaa ay leeyihiin Wasiir ku xigeenno iyo wasiiru dowlayaal.
Leave a Reply