Munasabad si heer sarre loo soo agasimay oo Xildhibaanno, dhallinyaro, haween iyo odayaal dhaqameed ayaa ka qeybgalay kulan lagu taageerayay Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye oo loo magacaabay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Leave a Reply