Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Soomalia iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Kenya.
Casho sharafta loo sameeyay madaxweynaha Somalia iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana goob joog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya William Rhuto iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Kenya.
Leave a Reply