Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmajo oo maanta ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka qaarada Africa ayaa waxa uu talaalay geed isagoo sidoo kalena gacantiisa markii ugu horeesay ku waraabiyay. Geedka ayaa waxa uu ku beeray xarunta dhexe ee qaramada midoobay ay ku leedahay magaalada Nairobe ee Caasimada dalka Kenya.
Leave a Reply