![roob roob](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2017/03/roob-2.jpg?resize=526%2C381&ssl=1)
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Roob fiican uu ka da’ay Degmada Garbaahreey iyo deeegaanada ku dhow roob kaan ayaa bulshada baahi wayn u qabtey, Gobolka Gedo iyo Deegaanada kale ee Soomaliya waxaa kajirta abaar aad udhameysey xoolihii iyo dadkaba.
Leave a Reply