Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa Bogaadin iyo bararujin udiray dowlada Soomalia isagoo ugu baaqay in bulshada Soomaliyeed kasaaraan xaaladaha adag ay ku sugan tahay, shacabkuna wax wayn idinka Rajeynayo, waxaa kaloo Cabdi Xoosh ka hadlay boob loo gaystey dhulkii Xoosh ee madiino oo shirkada Hormuud iyo Koox lasocota dhaceen
Leave a Reply