C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud(Faroole) oo kamid Xubnaha aqalka Sare ee dalka oo warbaahinta u waramay ayaa ka codsaday baarlamanka Federaalka Soomaliya in ay ansixiyaan Wasiirada uu dhawaan soo magacaabay Raisulwasaaraha Xukuumadda Somaliya Xasan Cali Kheyre.
Farole ayaa isagoo ku sugan waddanka Australia, warbaahinta u sheegay in golaha Barlamaanka looga baahanyahay sidii ay u meel marin lahaayeen xukuumaddan oo waqtigeedu kusoo aaday xilli dalka Somalia ka jiraan xaalado adag oo isugu jira abaaro iyo colaado.
Leave a Reply