Xukuumada Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre ayaa La Ansixiyay kadib markii la horgeeyey Barlmaanka soomaliya Waxaana Ogolaaday 224 Xubnood, Sidoo Kale Waxaa Diiday 15 Xubnood iyadoona ay Ka aamuseen 2 Xubnood Iyadoona ay Xukuumada Sidaasi Ku noqotay Ansax.
Leave a Reply