Baarlamanka Federaalka Soomaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dhaariyay Wasiiradii uu dhawaan Magacaabay Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre, Wasiiradda cusub ee Xukuumadda Soomaliya waxaa dhaariyay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Abuukaate Ibraahim iidle Suleymaan, iyagoona ku dhaartay in dalka iyo dadka ay wax u qaban doonaan.
Leave a Reply