MUqdisho:Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo deeq Joodariyaal ah gaarsiisay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka
Wasaaradda Haweenka iyo Hurumarinta Xuquuqda Aadanaha ayaa Joodariyaashan loogu talo galay bukaanada ku jira isbitaalka Banaadir wuxuu guddoonsiiyey maamulka iyo Dhakhaatiirta isbitaalka.