Madexweynaha Dowlad Goboleedka Khaatumo Cali Khaliif iyo wafti lascoday ayaa ka Soo Degay Garoon Diyaaradaha Magaalada Lascaanod, Waftigaan ayaa kasoo kici timaya Dalka Jabuuti halkaas oo wada hadalo udhaxeeyey Khaatumo iyo soomaliland ay kusoo gaba gaboobeen.
Leave a Reply