Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xiisad u dhaxeysa Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya laga dareemayo halkaasi. Saraakiisha Ciidamada Soomaliya ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya aysan gudan howlihii loo igmaday oo ay kashaqeeyaan dhibka Bulshada degmada baardheere ayakoo isgaarsiinta kajara Baardheere.
Leave a Reply