Magaalada Buuhoodle Waxaa saaka laga taagay Taalada loogu magac daray Taalada Kalshaale , Taalladan oo loogu talagalay in lagu xasuusto xaasuuqii Kalshaale ka dhacay 5 sano ka hor , kaasoo lagu laayey dad badan oo birimagaydo ah , SDhimashada Shacabkaan isugu Jira Caruur,Haween,odayaal iyo qabaha kala duwan ee bulshada ayaa yimid ka dib duullaan ay ku soo qaaday Somaliland.
Leave a Reply