Haweenka jubbaland gaar ahaan kuwa degmada kismaayo ayaa is xilqaan ay sameeyeen waxaa u suura gashey in qaar ka mid ah dadka ay saameynta ku yeelatey abaaraha ka jira deegaanada jubaland ee ku sugan duleedka magaalada kismaayo ay gaarsiiyaan deeq isugu jirto Raashin Dhar iyo Maacuun.
Hoos kadaawo Warbixintii Wariaye Sarre Maxamed Kaasim
Leave a Reply