Waxaa cabasho ka imaaneyso dadka ku shaqeysto kareetooyinka iyo gaari gacanada ee ku sugan magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose oo ka cabanaayo
dadka ku shaqeysto gawaarida yaryar ee rarka iyo adeegyada fudfudud lagu qaado gaar ahaan gawaarida ay soomaalidu u taqaano niicda ama afjiirka, Wariyaha Sare Maxamed kaasim oo u kuurgaley qilaaf ka dhex jira dadkaan ayaa wax bixintaan kasoo diray kismaayo.
Leave a Reply