
Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka ahaa ee halkaas ku sugnaa ay Maanta isaga baxeen Degmadaasi, Ciidamada Itoobiya ayaa Mudo dhan 3 Sano Maamulayay Degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud,waxaana tan iyo Xiligaa Magaalada Ceel-buur ay ku jirtay Go’doon ay saareen Dagaalameyaasha Al-shabaab.
Leave a Reply