Madaxawanye kuxigeenka Puntland Cabdixakin Abdullahi xaji cumar camay ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo waxa uu ka hadlay abaaraha ka jira gobolka Mudug iyo guud ahaan Puntland, waxaa kaluu ku eedeeyey Dawlada soomaliya inay kasoo bixi wayday Muqdisho oo ka gaabisey inay Booqato bulshada abaaruhu saameeyeyn.
Leave a Reply