
Ugu yaraan 7 Qof oo Shacab ah ayaa ku dhimatay Weerarkii Isqarxinta ahaa ee Maanta lagu qaaday Maqaayadda u dhow Wasaaradda Amniga Ee Magaalada Muqdisho.waxaana ku dhaawacmay in ka badan 10 kale, Afhayeenka Maamulka Gobolka banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa Warbaahinta u sheegay in Gaariga la soo dhigay Irida Maqaayadda,waxaana uu xusay inuu ahaa Saarif.
Dadkii ku dhaawacmay Qaraxa ayaa loo qaaday Goobaha Caafimaad ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply