Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Wadanka uu ku jiro Xaalad Dagaal Xili uu Manta ka hadlay Xilka qaadis lagu sameeyay Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee Dowlada Somaliya iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir waxaana ugu baaqey Al-shabaab inuu cafis ufidinayo .
Leave a Reply