laahamaha amaanka maamul goboleedka jubaland ayaa howlgalo ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen waxyaabaha loo adeegsado qaraxyada, Dhanka kalena masuuliyiinta laamaha amaanka ayaa waxaa ay amar ku bixiyeen in ay ciidamada maamulka jubaland ilaaliyaan xasaanadda xildhibaanada jubaland.
Hoos ka daawo faahfaahinta Wariye Maxamed kaasim.
Leave a Reply