
hay’ada Somali relief trust ee fadhigeedu yahay wadanka denmark aya maanta deeq raashin ah so garsisay 40 qoys oo ku nool deganka shilamadow, qoysaskii raashinkaan l;oo qaybiyeye ayaa uga mahadcelyeyey hay’ada Somali Relief Trust deeqda ay soo gaarsiiyeen xili ay aad ugu baahnaayeen.
Leave a Reply