Ciidamada Itoobiya oo wata gadiidka dagaal iyo kuwa xamuulka ayaa baneeyey Xeryihii ay ka degenaayeen Magaalada dhusamareeb ee gobolka Galgaduud, Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa isla Maanta ka gudbay Xadka Gobolka Galgaduud uu la leeyahay Itoobiya, Ciidamada Itoobiya ayaa mudooyinkii u dambeyay waday qorshooyin ay ku baneenayaan Fariisimo ay ku leeyihiin Gobolada Dalka.
Leave a Reply