
Xildhibanad Sagal Isaaq Biixi oo kamid ah Xildhibaanakad barlamaanka soomaliya ayaa waxaa loo doortay Gudoomiyaha Gudiga Xuquuqul Insaanka & Arimaha Haweenka, Markii ay soo dhamaatey Doorashada Gudiyada joogtada ah ee Barlaamanka soomaliya ayaa waxaa saxaafada la hadashay Xildhibaand Sagal Isaaq Biixi.
Leave a Reply