
Magaalo Xeebeedka Kismaayo ayaa waxaa laga furay goob lagu xanaaneeyo dadka uu wax u dhumeen maandooriyeyaasha , goobtaan ayaa waxay ka helaan daryeel wanaagsan oo ay kamid tahay Cunto,Madadaalo,Goob ay salaada Ku tukadaan .
Hoos kadaawo warbixintii wariye Maxamed Kaasim
Leave a Reply