Doontii u rar neyd ganacsatadii reer jubaland ee ay 1-dii bishaan xeebaha u dhow maamulka galmudug ku afduubteen burcad badeed soomaali ah ayaa waxaa maanta soo dhaweyn loogu sameeyey magaalada kismaayo, waxaana soo dhaweynta kasoo qeybgaley madaxda ganacsatada soomaaliya kuwa maamulada ka jira dalka iyo sidoo kale danjiraha dowladda hindiya u fadhiyo dalka kenya .
Hoos ka daawo warbixinta wariye Maxamed Kaasim
Leave a Reply