Kulankan oo ujeedkiisu ahaa tayeynta waxbarashada Dalka ayaa waxaa Magaaladda Muqdisho ay ku yeeshay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka ah iyo Wasaaradaha Waxbarashada ee Dowlad Goboleeedyada,waxaana kulanka soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka ah.
Leave a Reply