
Degmada Guri Ceel ee gobolka Galgaduud ka dagay laba diyaarad oo sida gargaar oo ay dowlada soomaaliya u dirtay gobolka Galgaduud, Gurmadkaas waxaa loogu tala galay dadka ay saameysay abaarta ee ku dhaqan degmooyin iyo deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud, iyadoo goobolkaas xaalado daran kajirto.
Leave a Reply